Ibriiq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.l/dh)Weel ka samaysan macdan, naxaas dhoob iwm oo af dhuuban, dhegdheer iyo dabool leh oo shaaha lagu karsado ama lagu shubto; kirli; jalmad. kirli, jalmad
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ibriiq ↴
kirli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg