Site icon Qaamuus

ereyga

Icraab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

(nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay.

Icraab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi. icraabi

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga icraab

icraabi | icraabid | icraabin | icraabis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version