Ictiraaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Aqoonsi, cid wanaaggeeda loo aqoonsado. aqoonsi
Ictiraaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Cid wanaaggeeda aqoonsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ictiraaf ↴
ictiraafid | ictiraafsan | ictiraafsanaan | ictiraafsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg