Idin
Qaabnaxa: mu.dhm.ly Isrogrogga:Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”.
Idin
Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:ld idinka. idinka
Idin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld idan¹ (2). idan
BIDIN-BID*
BAY-HOOF AMA SILIC SIDO KALE SAXARIIR WAA ISKU MID
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga idin ↴
idan | idinka | idinna | saayidin | xadiidin | bariidin | dhididin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg