idinka
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus.: “waxaas idinka ayaa ku shaqa leh”. ld idin². idin
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idinka ↴
idin [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
ld idinka. idinka
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg