Site icon Qaamuus

ereyga

If-qorraxeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(ifaf ..., m.l) (fiis.) Iftiinka toos uga yimaadda qorraxda, kaasoo suurtageliya in la arko waxyaalaha dhulka oogadiisa ah. Wuxuu ka koobanyahay qeybta kaah cadceedeedka ee leh dherer mowjadeedka ee u dhexeeya kuwa cas iyo iftiinka casuusta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga if-qorraxeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version