Site icon Qaamuus

ereyga

Igar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger.

Igar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Sac ama hal dhashay si caanihiisa loo wada helo ilmo ka gawricid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga igar

qaaligarayn | qaaligaree | qaaligaroobid | qaaligarow | baloolley | digarrogad | digarrogasho | digarrogo | eger | gayax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version