Igtishaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Soo saaridda wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon.
Igtishaaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon soo saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga igtishaaf ↴
igtishaafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg