Site icon Qaamuus

ereyga

iimaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Wax yar ku raali noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iimaanso

iimaansasho [m.f.dh]
eeg iimaanso. ld iimaansad, iimaansi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version