Site icon Qaamuus

ereyga

Ikhyaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-riin/ikhyaar, m.dh)

Qof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar¹.

Ikhyaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Bulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ikhyaar

akhyaar | aqyaar | aqyaar | aqyaarayn | aqyaaree | aqyaarnimo | guurti | ikhyaarayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version