Site icon Qaamuus

ereyga

ikhyaaree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -reysay)

Arrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ikhyaaree

aqyaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
ld ikhyaaree.

ikhyaarayn [m.f.dh]
eeg ikhyaaree. ld aqyaarayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version