Site icon Qaamuus

ereyga

Il-adayg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.

Il-adayg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga il-adayg

il-adag | il-adaygid | il-adkaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version