Il-kulul
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Il laga cabsado leh.
Il-kulul
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:(jool.) Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulka, badanaa marka magmadu kululaysa, sida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga il-kulul ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg