Ilaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah.
Ilaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilaal ↴
raac | raaci | eeg | gaafmeer | gaafmeer | ibitiiliyam | maado | raadka dobler | waardiye | waashman |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg