Ilbiriqsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.
Ilbiriqsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. (fiis.) Halbeeg cabbiraadeed oo waqti oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo. 2. (juqr.) Halbeeg cabbiraaddeed oo lool iyo dhig oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilbiriqsi ↴
kaalandar | animoomitir | ilmilicsi | ilmiliqsi | ilnibirsi | sekan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg