Ilbixi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof ilbax ka dhigid. 2. Meseggo iwm il ka saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilbixi ↴
jaahilbixi | jaahilbixin | ciilbixid | filbixid | ilbixid | ilbixin | indhadillaacso | xilbixi | xilbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg