Ilfuur
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rro, m.dh/-ro, m.l)I. ah: qof wax si qarsoodi ah loo samayn lahaa joogiddiisu xayirto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilfuur ↴
ilfuurnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg