Ilhaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.
Ilhaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay)Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilhaan ↴
ilhaami | ilhaamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg