Site icon Qaamuus

ereyga

Ilmaggaleen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilmaggaleen

min | rimmay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version