ilxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)Wax aan xaaladdiisu wanaagsaneyn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilxun ↴
ilxumaan [m.f.dh]
eeg ilxun. ld ilxumaansho, ilxumo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg