Site icon Qaamuus

ereyga

Imaam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mmo/-nno, m.dh)

1. Nin dadka salaadda tujiyo. 2. Madax. 3. Nin aqoonta diinta muslimka aad ugu xeel-dheer. ld imaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga imaam

maaliki | cimaamad | cimaamadan | cimaamadasho | cimaamadaysad | cimaamadaysan | cimaamadaysasho | cimaamadaysi | cimaamadaysnaan | cimaamadaysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version