imaasho
(m.f.dh)eeg imow. ld imaad, imaatin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh imaasho ↴
hurdoyari [m.dh]
(daaw.) Hurdo imaasho la'aan ama seexasho la'aan muddo caadi ah, taas oo keenta daal joogto ah.
imaatin [m.l]
ld imaasho.
qabo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-btay, -batay)
1. (f.g) Wax gacan ku dhigid. 2. (f.g) Dhul, dad iwm hub ku hanasho. 3. (f.g) Cid fal xun ku kici lahayd ka celin. 4. (f.g) Shaqo fulin. 5. (f.g) Meel aadid. 6. (f.mg) Is q.: arrin iwm oo lagu kici lahaa ka harid. 7. (f.mg) Laba qof ama ka badan iska hor imaasho. 8. (f.mg) Is q.: laf jabtay xiriirsamid.
tuuro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Wax meel isugu geysasho. 2. (f.mg) Wax meel isugu imaasho. 3. Timaha tuurid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg