imaatin
(m.l)ld imaasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh imaatin ↴
raagso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax imaatin-koodu dib u dhacay daahsasho.
aawil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
Wax dhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ld awaal².
imaasho [m.f.dh]
eeg imow. ld imaad, imaatin.
kubadhagaxow [m.l]
Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo.
sųg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax imaatinkooda dhawrid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg