imbili
(m.l) (-iyo, m.dh)1. Furka dhalooyinka cabitaanka. 2. Ciyaar ay caruurtu ciyaarto oo ay ku ciyaaraan furka dhalaooyinka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh imbili ↴
bender [m.l] (-rro, m.dh)
1. Magaalo meel xeeb ah ku taal. 2. Beled marso leh. 3. Yoolka ciyaarta imbiliga. ld bandar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg