Site icon Qaamuus

ereyga

imbiryaaliyad
(m.dh)

Siyaasad dawlad weyni ku dhaqanto oo dawladaha yar yar ku khasbaya in ay danaheeda fuliyaan. ld imberyaaliyad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh imbiryaaliyad

imberyaaliyad [m.dh]
ld imbiryaaliyad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version