Immisa
Qaabnaxa: mu.we Isrogrogga:Tiro weyddiimeed oo caddad, qiime ama saacad lagu hubsanayo; inma?, intee?. Tus. “Waa immisadii?”, “Waa meeqa saac?”. ld meeqa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga immisa ↴
intee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg