Imtixaaman
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-aamaa, -aamayd)1.Wax imtixaan laga qaaday ahaansho. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda ahaansho. ld intixaaman, itixaaman.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga imtixaaman ↴
imtixaannaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg