Imtixaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.
Imtixaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)1. Tijaabin heerka aqooneed ee qof. 2. Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan², itixaan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga imtixaan ↴
baas | darajo | dhac | dhibic | gudbe | haddii | imtixaaman | imtixaamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg