Inan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo, m.dh)1. Wiil, 2. Nin dhalin yar. 3. ld iran (2).
Inan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-amo, m.l)1. Gabar. 2. Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inan ↴
ugar | baloolley | biinan | cayn | coofley | gaban | gabar | gahayr | guumeys | igaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg