Site icon Qaamuus

ereyga

indhacaddee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -deysay)

1. Sakaraadid. 2. Dood aan wax loo cuksado lahayn ku indha adaygid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhacaddee

indhacaddayn [m.f.dh]
eeg indhacaddee. ld indhacaddays.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version