Site icon Qaamuus

ereyga

indhacaseeye
(m.l)

(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhacaseeye

cagaarshow [m.l]
1. Cudur dadka ku dhaca,beerka waxyeeleeyo, oo indhaha iyo kaadida cagaarsha. 2. (daaw.) Hurdi noqoshada ama cagaarashada jirka meelo ka mid ah sida: maqaarka, caddaanka indhaha; taas oo tilmaameysa biilirubiinka oo dhiigga ku badan. ld Indhacaseeye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version