indhadillaacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho. 2. Ilbixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhadillaacso ↴
indhadillaacsasho [m.f.dh]
eeg indhadillaacso. ld indhadillaacsad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg