Site icon Qaamuus

ereyga

indhafirqoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax meel dheer wax ka arka ahaansho (qof). ld indhafircoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhafirqoon

indhafircoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld indhafirqoon.

indhafircoonaan [m.dh]
ld indhafirqoonaan.

indhafircooni [m.dh]
ld indhafirqoonaan.

indhafirqoonaan [m.f.dh]
eeg indhafirqoon. ld indhafircoonaan, indhafircoonaansho, indhafircooni.

indhafirqooni [m.dh]
ld indhafirqoonaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version