Indhakuul
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.
Indhakuul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhakuul ↴
indhakuulad | indhakuulan | indhakuulasho | indhakuulid | indhakuulnaan | indhakuulnaansho | indhakuulo | kuulan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg