Indhakuulo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-uushay, -uulatay)indhakuul marsasho (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhakuulo ↴
indhakuulasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg