Site icon Qaamuus

ereyga

indhal
(m.dh) (-lo, m.l)

1. Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho. 2. Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhal

feygamuur [m.dh]
Nooc kabo soomaaliga ka mid ah oo leh suun dambe iyo mid faraha dushooda saaran, labo maqaar oo adag oo cagta labadeed dhinac kor uga tagaan iyo indhal ay gasho far dhexaadda lugta.

indhalaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Qof aan indhaha wax ka arkin.

minaaq [m.l] (-qyo, m.dh)
Laba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, darafyada hoosana indhali isu hayso, oo dibiga qoortiisu ku dhex jirto.

shindhalad [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Sh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version