Indhasaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.
Indhasaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag. 2. Dareenka aragtida cid ka sixrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhasaab ↴
indhasaabad | indhasaaban | indhasaabasho | indhasaabid | indhasaabnaan | indhasaabnaansho | indhasaabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg