Indhasarcaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Muujin wax sidii ay ahaayeen si ka beddelan loo muujiyo. 2. Si buunbuunsan oo wax quruxdooda loo muujiyo.
Indhasarcaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax siday ahaayeen si aan ahayn cid ugu muuqasho. 2. Wax quruxdooda si buubuunsan u muuqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhasarcaad ↴
indhasarcaadi | indhasarcaadid | indhasarcaadin | indhasarcaadis | indhasarcaadsan | indhasarcaadsanaan | indhasarcaadsanaansho | qalinshubato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg