Indhasarcaadsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Cid indhasarcaad ku dhacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhasarcaadsan ↴
indhasarcaadsanaan | indhasarcaadsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg