indhashareero
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)1. We-jiga wax qariya saarasho. 2. Indhasharo samaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhashareero ↴
indhashareerad [m.l]
1. ld indhashareero. 2. ld indhashareerasho.
indhashareerasho [m.f.dh]
eeg indhashareero. ld indhashareerad (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg