Indhatir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Cid cammayn. 2. Iska i.: dareenka aragtida iska sixirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhatir ↴
cammee | indhatirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg