indhatirid
(m.f.dh)eeg indhatir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhatirid ↴
cammee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Cid khayaamayn. 2. Cid indhatirid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg