Site icon Qaamuus

ereyga

Indhawiriq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayo.

Indhawiriq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhawiriq

indhawirqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version