Site icon Qaamuus

ereyga

Indifiiduwalism

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(bul.) Aragti bulshadeed oo tixgelinaysa ficil madax-banaan ama ra'yi xornimo buuxda ee shakhsiyo gar ahaaneed, oo ka soo horjeedda aragtida tixgelinaysa tan dawladda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indifiiduwalism


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version