Injiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)(fiis.) Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaani-kaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga injiin ↴
injiin-dhuundhas | shidaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg