Site icon Qaamuus

ereyga

Injir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cayayaan yaryar oo aan baala lahayn oo dhiig ku nool ah oo timaha iyo dharka ka gasha dadka aan nadiifta ahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga injir

cinjir | cinjirrageed | dhiig-xinjirow | hilibcinjir | injirbooddo | qandhicil | xinjir | xinjir-roor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version