Site icon Qaamuus

ereyga

Inkaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhibaato qof Ilaah looga baryo in ay ku dhacdo.

Inkaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dhibaato Ilaah cid uga baryid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inkaar

wacadqabe | cawro | dhaaw | fered | fered | inkaaran | inkaarid | inkaarnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version