Inkirsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax laysku ogaa, laysku lahaa, ama laysku soo eedeeyey, wax diiddan ahaansho (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inkirsan ↴
inkirsanaan | inkirsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg