Site icon Qaamuus

ereyga

Insaym

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan falgallada bayokimikeed. Insaym kasta waxa uu goonni u yahay falgal gaar ah ama koox falgalladoodu ay isku mid yihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga insaym

baankariis | bebsiin | dheecaan-gaastarig | galaktoos | gudo-unug | joojiye | khamiirid | koo-insaym | laba-iyo-tobanle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version