Site icon Qaamuus

ereyga

Inshaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.

Inshaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qasiido ku luuqeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inshaad

inshaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version